WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Saleebaan Koore Wasiirka Biyaha Maamulka Somaliland Mise Wakiilka Tukaraq ee Somaliland?-Video

Wasiirka Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore Kana Soo Jeeda Deegaanka SSC ayaa Sheegay in Dagaalkii Shalay ee  Deegaanka Tukaraq ay soo Qaaday Khaatumo isla Markaasna aysan Ciidamo Puntland ah ka qayb gelin.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu sheegay inaanu dagaal xoogan meesha ka dhicin, Islamarkaana uu soo qaaday Faysal Falaalug, Inkastoo uu magaciisa ka gaabsaday kuna sheegay inuu Yahay Wiil Wadooyinka geli jiray, kana tirsan Khaatumo.

Xaalada deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa mudoomiyinkii ugu dambeeyay laga dareemay Dhaq-dhaqaaqyo Ciidan, kadib markii ay dhowaan ciidanka Somaliland ka qabsadeen Puntland.

SOMALI NEWS

To Top