WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Muuse Biixi oo go,aano aan cusbeyn ka soo saaray Sixir Bararka aafeeyay Deeganada Somaliland-Video

Xukuumada Somaliland ee Muuse Biixi Hogaamiyo ayaa Go,aamo adag kasoo Saartay Sixir Bararka Somaliland iyadoo Go,aamadani Saamaynta ugu Badan ay ku Yeelan Doonaan Shirkadaha Somtel iyo Telesom kuwaas oo la sheegay in aan 100$ Wax ka Yar Wax Lagaga Iibsan Doonin.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Lama Oga Sida Go,aamadan adagi u Dhaqan Gali Doonaan Sidoo kale Lama Oga Waxa ay ka Yeeli Doonaan Go,aamadan Masuuliyiinta Shiradaha Magacooda la Soo Hadal Qaaday

SOMALI NEWS

To Top