WARARKA SOOMAALI

Vedio” Qoyskii Dhalay Faysa Shiikh Maxamed Abdi Xayey oo Askari Puntland ahi Boosaaso Ku Fara Xumeeyey oo Buuhoodle Shir Ku Qabtay

Magaalada Buuhoodle Waxaa Maanta Warbaahinta Kula Hadlay Qoyskii Dhalay Faysa Shiikh Maxamed Abdixayey oo Dhawaan Boosaaso Askari Katirsan Ciidamada Puntland Ku Dhawaacay Isagoo Doonayey inuu Gabadhaasi Fara Xumeeyo, Askarigaasi oo Jidhkeeda u Gaystay Dhaawac.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Qoyska Dhalay Gabadhaasi Ayaana Mahad Celi Balaadhan u Diray Xukuumada iyo Shacabka Deegaanada Jubbaland oo ninkaasi Gacanta Ku soo Dhigay Falkaasi Fuliyey Waxgaradka ayaana ugu Baaqay Maamulka Puntland inay ninkaasi Shirciga Horkeenaa.

Cali Dhagjar

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top