WARARKA SOOMAALI

VEDIO” Ciidamada Buuhoodle oo u Ruqaansaday Jiidaha Hore ee Buuhoodle

Qayb Kamid ah Ciidamada Daraawiisha ee Buuhoodle Gaar ahaan Ciidamada Difaaca ee Buuhoodle Ayaa haatan u Ruqaansaday Deegaano Hoos Yimaada Buuhodle oo Haatan Laga Cabsi Qabo in Maamulka Somaliland uu Keeno Doorasahada oo La Filayo inay Maalinta Barito ah Dhacdo Somaliland.

 

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Ciidamani Ayaana ku Hubaysaa Gaadiidka Dagaalka Waxaana Halkaasi Ka Hadlay Qaarkamid ah Saraakiisha Ciidankaasi oo sheegay inay Meel Kastoo Kamid ah Deegaanada Hoos Yimaada Buuhoodle ay Gaadhi Doonaan Kana Hortagaaan Doorashada.

 

Cali Dhagjar

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top