WARARKA SOOMAALI

Daawo:Maxaa ka jira in Doorashadii Maamulka Somaliland lagu kala baxay iyo Warar hor dhaca ah oo hadda na soo gaadhay-Video

Gudiga Komishinka Doorashooyinka ee Somaliland oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa sheegay Xiliga lagu dhowaaqi doono Natiijada Rasmiga ah ee kasoo baxday Codbixintii Shalay ay Shacabku Sameeyeen iyo Madaxwaynaha cusub ee la doortay.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Dhinaca kale waxay ka hadlay Natiijooyin Hordhac ah kuwaasi oo lagu Faafiyey Warbaahitna iyo Baraha Bulshada, waxayna sheegeen inay Xaqiiq noqon karaan, Maadaama ay Xisbiyada  Ergooyin madasha u joogaan, Balse waxay codsadeen inaan laga hordhicin oo laga dheerayn Xiliga lagu dhowaaqayo Natiijrada Rasmiga ah.

Waxaa siwayn loo saadaalinayaa inay Fooda isku daraan Labada Musharax ee Muuse Biixi iyo C.raxmaan Cirro.

SOMALI NEWS

To Top