WARARKA SOOMAALI

Daawo:Shacabka Muqdisho oo Cabdiraxmaan Cirro Magac cusub u bixiyey kana hadlay Doorashada-Video

Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa Siyaabo kala duwan uga hadlay Doorashada Madaxwayne ee ka Qabsoontay deegaanada maamulka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxay sheegeen Qaar kamid ah inay tahay wax lagu Faano, iyo guul ay gaadhay Bulshada Soomaaliyeed oo Markii hore magac xumo lagu Shaambadeeyay guud ahaanba, waxayna sidoo kale ugu baaqeen dhinaca Koonfurta inay ku daydaan oo Guud ahaanba Soomaaliya ay ka qabsoonto Doorasho Qof iyo Cod ah.

Sidoo kale waxaa ka halday Siday u arkaan Doorashada ka Qabsoonsatay Somaliland Siyaasiyiin kala duwan.

SOMALI NEWS

To Top