WARARKA SOOMAALI

Daawo:Maalinta Qashin gurka iyo Nadaafada Deeganada Khaatumo oo maanta laga xusay Buuhoodle-Video

Magaalada Buuhoodle Waxaa Maanta Laga Fuliyey olole Balaadhan oo Nadaafadeed Kaasi oo Bisha May Laga Fuliyo Guud ahaan Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn Gaar ahaan Maalinta Nafaada ee 18ka May oo Gobolada Sool Sanaag iyo Cayn oo Asteeyey Maalinta Nadaafada

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Olahani Nadaafadeed Ayaana Waxaa soo Qaban Qaabiyey Maamulka Golaha Deegaanka Buuhoodle iyo Guddiga Caafimaadka oo Iyagu Bixiyey Dhaqalaaha Ku Baxay ololahaasi Nadaafadeed ee Maanta Laga Fuliyey Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn.

SOMALI NEWS

To Top