WARARKA SOOMAALI

Daawo:Madaxweyne Farmaajo“Sawirka Aadan Cadde,waxaan u sudhay in aan ku daydo,,-Video

Madaxweynaha  Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa soo duubay Fariin Qiimo badan oo uu kaga hadlayo in xafiiskiisa uu surtay sawirka Allah ha unaxariistee madaxweyne hore Marxum Aadan Cabdulle Cismaan, isagoo ka Dejiyey Sawirkiisa.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Madaxweynaha ayaa  sheegay in arintan uu sameeyay ay uga dhigan tahay inuu ku daydo madaxweyne hore Aadan Cadde “Markii aan arkaayo subax walba sawirka Madaxweynihii hore ee dalka Aadan Cadde macnaheeddu waa inaan ku dayanno” Ayuu yidhi Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

SOMALI NEWS

To Top