WARARKA SOOMAALI

Daawo:Wasiirka arrimaha Dibadda maamulka Soomaliland oo ku sigtay in uu Cararo,Markii Su,aalo adag lagu garaacay-Video

Wasiirka Arimaha debada ee maamulka Somaliland Sacad Cali Shire ayaa waraysi uu la yeeshay Telefishinka BBC-Somali ayaa waxaa wax laga waydiiyey Arimo kala duwan.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Wuxuu sheegay inay soo dhowaynayaan Wadahadalka DF Somalia iyo maamulka Somaliland ee Madaxwayne Farmaajo ku dhowaaqay, waxaana la waydiiyey Sida ay Wadahadaladaasi ku Midho dhali karaan.

Sidoo kale Wasiirka ayaa wax laga waydiiyey Sababta ay ku diideen In Cunaqabataynta Hubka laga qaado Dawladda Soomaaliya, Sidoo kalana waxaa wax laga waydiiyey Saamiga Itoobiya laga siiyey Dekedada Berbera DAAWO WAXA KALA QABSADAY.

SOMALI NEWS

To Top