WARARKA SOOMAALI

Vedio” Gurmadka Abaaraha ee Dugsiga Alnuur Alhuda ee Wadanka Denmark oo Deeq Raashin soo gaadhsiiyey Buuhoodle

Gurmadka Abaaraha ee Dugsiga Alnuur Alhuda ee Wadanka Denmark oo Deeq Raashin soo gaadhsiiyey Qoysaska Barakacyaasha ee Magaalada Buuhoodle Waxaana Deeqdaasi Ka Faaiidaystay Qoysas Tiradoodu Gaadhayso 32 Ruux Kuwaasi oo ay Saamin Balaadhan Ku Yeelatay Abaartii Ka Dhacay Guud ahaan Deegaanka Somalia.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Deeqdani Ayaana Waxaa Qoysaskaasi Gaadhsiiyey Macow Ahmed Cali ah Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Deegaanka ee Buuhoodle Kana Mid ah Guddiga Gurmadka Caafimaadka ee Buuhoodle” Waxana Dhinaca Kale Halkaasi Ka Hadlay Qoysaskii Maanta Loo Qaybiyey Deeqdaasi.

SOMALI NEWS

To Top