Magaalada Buuhoodle Waxaa Maanta Laga Fuliyey olole Balaadhan oo Nadaafadeed Kaasi oo Bisha May Laga Fuliyo Guud ahaan Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn Gaar ahaan Maalinta Nafaada ee 18ka May oo Gobolada Sool Sanaag iyo Cayn oo Asteeyey Maalinta Nadaafada
HALKANI KA DAAWO VEDIO
Olahani Nadaafadeed Ayaana Waxaa soo Qaban Qaabiyey Maamulka Golaha Deegaanka Buuhoodle iyo Guddiga Caafimaadka oo Iyagu Bixiyey Dhaqalaaha Ku Baxay ololahaasi Nadaafadeed ee Maanta Laga Fuliyey Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn.