WARARKA SOOMAALI

Daawo- Madaxweynaha Khatumo oo aqbalay wadahadal uu la furayo Madaxdhaqameedka Buhodle-Video.

Dr Cali Khaliif Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo ayaa ka Hadlay Guud ahaan Xaalada Deegaanada Khaatumo iyo Dhismaha Golaha Deegaanka ee Buuhoodle Waxaa Kaloo Madaxwaynaha Cali Khaliif aad uga Hadlay Dhibaatada Siyaasadeed ee Haatan ka Taagan Deegaanka Buuhoodle.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Dr Cali Khaliif Madaxwaynaha Khaatumo ayaa aad Uga Hadlay Xaalada Deegaanka Buuhoodle Waxaa Kaloo uu Fariin u Diray Isimada Buuhoodle”  Pro Cali Khalif ayaa aad uga Hadlay Wadahalka Somaliland iyo Khaatumo iyo Shirka Dhawaaan ka Furmaya Magaalada Burco.

SOMALI NEWS

To Top