WARARKA SOOMAALI

Daawo- Faysal Waraabe oo Baashe Ali Jaamac Aflagaadeeyey & Ninka uu soo magacaabay Cida u keentay-Video.

Faysal Ali Waraabe ayaa meel kaga dhacay Baashe Ali Jaamac oo lagu sheego ninka ugu dadnimada roon inta masuul ee Somaliland u shaqo tegay ee reer Khaatumo. Wuxuuna sheegay in qoyskiisu u diideen siyaasadda isla markaana dheheen buu yidhi” Saxaddiisa uma fiicna”.

HALKAN KA DAAWO……

Haseyeeshee Faysal Waraabe ayaa la sheegay inuu arintan u sameeyey qorshayaal kale oo uu Laascaanood ka damacsan yahay.

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top