WARARKA SOOMAALI

Daawo:Dufcaddii 9-aad oo ka baxday Machadka Al-furqaan ee Magaalada Buuhoodle,Munaasibad Balaadhan-Video

Dufcadii 9 oo Arday ayaa Ka Qalin Jabisay Macadka Shareecada iyo Luuqada Carabiga ee Alfuraan ee Magaalada Buuhoodle Waxana Xafladaasi Lagu Casuumay Waxgaradka Deegaanka Buuhoodle Gaar ahaan Isimada Culumada, Waalidiin iyo Masuuliyiin Kale.

HALKANI KA DAAWO VEDIO.

Shiikh Ahmed Cumar Xasan oo ah Maamulka Macadkaasi Ayaana Halkaasi Ka Hadlay Waxaana uu Faah Faahin Ka Bixiyey Xafladani ay ku Qabteen Macadka iyo Ardaydani ka Qalin Jabisay Macadka Sare ee Alfurqaan ee Buuhoodle.

SOMALI NEWS

To Top