WARARKA SOOMAALI

Daawo:Shaqaaqadi dhawaan ka dhacday Deegaanka Geed-dheer oo lagu baxay iyo Waxgaradka oo ka hadlay-Video

Masuuliyiinta Golaha deegaanka maamulka Khaatumo ee Buuhoodle ayaa ka hadlay Shaqaaqo ka dhacday deegaanka Geed-dheer, Waxayna usoo jeediyeen Qoyska uu dhibku dhexmaray inay Nabad gelyo ku dhameeyaan.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Dhinaca kale gudoomiyaha Golaha deegaanka Maxamuud Nadiif Muuse Nuur aya sheegay inay Waxgarad ka tegay deegaanka u baxeen Halkaasi, sidoo kalana ay dhankooda ku dareen Xubno ka Qayb qaadanaya Nabadaynta.

Xaalada deegaanka wax ka dhaceen ayaa ah mid degan, iyadoona la filayo in lagu Guulaysto Soo Afjarida Shaqaaqadaasi, Hadii alle idmo.

SOMALI NEWS

To Top