WARARKA SOOMAALI

Vedio” Jaamacada Nugaal Faraceeda Buuhoodle oo Siminaar u Qabatay Ganacsatada Buuhoodle

Jaamacada Nugaal Faraceeda  Buuhoodle ayaa siminaar u Qabatay Ganacsatada Buuhoodle Waxaana Siminaarkaasi Ka soo Qayb Galay Ganacsatada Buuhoodle oo Kulankaasi Goob Joog ahaa iyo Qaarkamid ah Aqoonyahaniita Buuhoodle.

 

 

KALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Siminarkani ayaana Ujeedadiisu Waxay ahayd Kobcinta Ganacsiga soo Koraya Sare u Qaadista Heerka Hal Abuurka iyo faafinta wacyiga Xalaal Miirashada Waxana Siminaarkaasi soo Kala Jeedinayey Ustaad Abdinaasir Mohamed Bare iyo Dr Ahmed Jamac Ismail Mire.

 

 

SOMALI NEWS

To Top