WARARKA SOOMAALI

VEDIO’ Gudoomiye Kuxigeenka Guud ee Jaamacada Nugaal oo Booqasho Ku Yimid Buuhoodle

Gudoomiyey Kuxigeenka Guud ee Jaamacada Nugaal ee Xarunteedu tahay Gobolka Sool Abdinaasir Mohamed Bare iyo Wafti Balaadhan oo Hogaaminayo ayaa Booqday Faraca Jaamacada Nugaal ee Buuhoodle Waxaana Halkaasi uu Kulamo Kula Qaatay Ardayda Dhigatay Jaamacada Faraceeda Buuhoodle.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Kulankani Dhexmaray Ardayda Jaamacada iyo Gudoomiye Kuxigeenka ayaana Ku Saabsanaa Halka ay Maanta Jaamacadu Marayso iyo Waxyaabaha Jaamacada u Qabsoomay, Xiriirka Jaamacada ee Caalamka Kala Dhexeeya iyo Dar Dar Galita Hawlaha Jamaacada.

SOMALI NEWS

To Top