WARARKA SOOMAALI

Daawo Wareysi:-Cali Ciise Cabdi oo ku gacan saydhay wadahalka Somaliland iyo Khaatumo,Muxuu ka yidhi Xaalada Tukaraq-Video

Dr cali Ciise cabdi oo kamid ah Aqoonyahana kasoo jeeda deegaanada khaatumo, Ahna aas aasayaashi Khaatumo ayaa Waraysi dheer oo uu bixiyey wuxuu uga hadlay Xaalada deegaanada Khaatumo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dr. Cali Ciise ayaa siwayn Ganafka ugu dhuftay Heshiiska Dr. Cali Khaliif uu la galay Somaliland, Wuxuuna ku tilmaamay mid dhabar jebin ah oo Baalmarsan wixii loo dhisay maamulka Khaatumo, Wuxuuna sidoo ka hadlay Taariikh hore iyo Duulaanka dhowaan Ciidanka Somaliland ku Qabsadeen Tukaraq, Sidoo kale Shacabka ayaa Su’aalo waydiiyey.

SOMALI NEWS

To Top