WARARKA SOOMAALI

VEDIO” Jaamacada Nugaal Faraceeda Buuhoodle oo Daah Furtay Kuliyada Horumarinta Bulshada iyo Hogaanka Wanaagsan

Jaamacada Nugaal Faraceeda Buuhoodle Ayaa Daah Furtay Kuliyada Horumarinta iyo Hogaanka Wanaagsan Waxaana Munaasabadii Kuliyadaasi Lagu Daah Furay Goob Jooga ahaa Isimada Deegaanka Buuhoodle Maamulka Waxbarashada ee Gobolka Cayn, Ganacsato.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Dr Ahmed Jamac Ismail Mire oo ah Madaxda Kuliyada Shareecada Islaamka ee jaamacada Nugaal ee Gobolka Sool ayaa Faah Faahin Ka Bixiyey Kuliyadani Jaamacadu Ka Daah Furtay Buuhoodle iyo Waxyaabaha Lagu Baranayo, Qaarkamid ah Waxgaradka Buuhoodle iyo Bahda Waxbarashada ee Deegaanka ayaana soo Dhaweeyey Talaabadani Lagu Daah Furay Kuliyadani.

SOMALI NEWS

To Top