WARARKA SOOMAALI

Vedio” Guddiga Gurmadka Caafimaadka ee Buuhoodle oo soo Bandhigay Waxqabadkoodii” iyo Garaad Abdi Risaaq Garaad Soofe oo ka Hadlay

Guddiga Gurmadka Caafimaadka ee Magaalada Buuhoodle Ayaa ka Hadlay Waxyaabihii u Qabsoomay intii Lagu Jiray Xaalada Cudurka Shuban Biyoodka oo Magaalada Buuhoodle Ka Dilaacay bishii AFraad Waxaana Guddiga ay ka Warbixiyeen Waxyaabaha soo gaadhay iyo Qaabkii ay Xanaanukaasi Gurmadka Balaadhan uga Hawl Galeen.

 

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Kulankani Ayaana Sidoo Kale Waxaa Halkaasi Guddiga Gurmadka Caafimaadka ee Magaalada Buuhoodle Ku sameeyeeyn Xisaab Celin intii Lagu Jiray Xaaladaasi Dhaqaalihii soo gaadhay Guddiga Gurmadka Caafimaadka ee Buuhoodle” Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Xaglatoosiyey Ayaana Dhinaca Kale Halkaasi Loogu Mahad Celiye.

SOMALI NEWS

To Top