WARARKA SOOMAALI

Daawo- Olole xoogan oo Buuhoodle laga bilaabay iyo Mamulka Khaatumo oo Abaabuley-VIDEO.

Gudoomiyaha Golaha Deegaanka ee Buuhoodle C/fataax Cali Cali iyo Xubnaha Golaha Deegaanka Ayaa Deegaanka Ka Bilaabay olole Balaadhan oo Nadaafadeed Kaasi oo Mudo Ka socon Doona Deegaanka Buuhoodle” Isla Markaana Guud ahaan Shaqanka Magaalada Looga Gurayo.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

ololahani Nadaafadeed Ayaa Waxaa Maal Galiyey Guddiga Gurmadka Caafimaadka ee Buuhoodle Kaasi oo Golaha Deegaanka Buuhoodle Ka Caawiyey ololahani Maanta ka Bilaabay Gudaha Magalaada Buuhoodle Kaasi oo socon Doona Mudo Gaadhaysa 5 Maalmood.

SOMALI NEWS

To Top