WARARKA SOOMAALI

Daawo- Col: Deyr Iska Toos oo Buuhoodle galay, kuna dhawaaqay in Ciidankii Puntland Burburay-VIDEO.

Magaalada Buuhoodle Waxaa Maanta soo Gaadhay Wafti Balaadhan oo Hogaaminayo Taliye Kuxigeenkii hore ee Ciidanka Daraawiishta Puntland General Dayr Xaaji Abdi oo dhawaan Xilkaasi Iska Casilay. Wuxuu sheegay inaysan jirin ciidamo PL oo ay burbureen gebi ahaanba isagana Albaabada laga xidhay.

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Taliyaha ayaana Waxaa Buuhoodle ku soo Dhaweeyey Qaarkamid ah Ciidamada Daraawiisha Buuhoodle Kuwaasi oo Ku Hubaysaa Gaadiidka Dagaalka Waxaana Taliyuhu Buuhoodle Kaga Dhawaaqay inuu Yahay Musharax Xilkaasi u taagan.

Lama garan karo sababta oo ku xigeen isugu sharaxay isagoo ka deyriyey jiritaanka mamul ee Garoowe iyo in si xun  loogu galay.

Horufadhi

SOMALI NEWS

To Top