WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Laascaanood shacabka oo si cadho leh uga jawaabay hadal dhawaan kasoo yeedhay Faysal Cali Waraabe-Video+Warbixin

Shacabka ku Dhaqan Magaalada Laascaanod ee Xarunta Gobolka Sool aya si adag ugu Jawabaay Faysal Cali Waraabe Kaas oo Hadalo Gaf iyo Meel ka Dhac ah oo ka dhan ah Gobolka Sool Hore Warbaahinta uga Sheegay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Faysal Cali Waraabe ayaa Hore u Sheegay in Dilalka iyo xaaladaha amaan ee Gobolka Sool Gaar ahaana Magaalada Laascaanood ay Sii Socon Doonaan Hadii ay san Cashuurka Bixin Sahacabka Sida uu Hadalka u Dhigay.

SOMALI NEWS

To Top