WARARKA SOOMAALI

Vedio” Garaad C/risaaq Garaad Soofe oo Ka Hadlay Amaanka Buuhoodle Kadib Salaadii Ciidka

Garaad C/risaaq Garaad Soofe Duraan oo Kamid ah Madaxda Dhaqanka ee Buuhoodle oo Maanta Ka Qayb Galay Salaadii Ciidka ayaa Ka Hadlay Amaanka Buuhoodle Waxaa Kaloo Garaadku uu Ku Baaqay in Laga shaqeeyo Guud ahaan Midnimada Deegaanka Buuhoodle.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Dhinaca Kale Boqor C/laahi Ahmed Cali Ayaa Hanbliyo u Diray Guud ahaan Shacabka Somaliyeed Gaar ahaan Kuwa Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn Munaasada Maalinta Ciidka Awgeed oo Boqorku Ka Qayb Galay Salaada Ciidka

SOMALI NEWS

To Top