WARARKA SOOMAALI

Vedio” Madaxwayne Kuxigeenka Khaatumo Maxamuud Abdilaahi Cali oo Hanbaliyo u Diray Shacabka Khaatumo

Madaxwayne Kuxigeenka Maamulka Khaatumo Maxamuud C/laahi Cali Caano Nuug ayaa Hanbaliyo u Diray Guud ahaan shacabka reer Khaatumo Munaasabada Maalinta Ciidka Awgeed oo Guud ahaan Dunimda Islamka Siwayn Looga Ciiday.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Kulankaasi Waxaa ka Qayb Galay Waxgaradka Buuhoodle Wasiiro iyo Xildhibaano Katirsan Maamulka Khaatumo oo Taageero Balaadhan u Diray Shacabka Khaatumo Munaasabada Maalinta Ciidka Awgeed oo Guud ahan Dunimada Islamka Siwayn Looga Ciiday.

SOMALI NEWS

To Top