WARARKA SOOMAALI

Daawo- Waraysi xiisa badan Dr Ali Ciise oo ka waramayn Mustaqbalka Somalia, Dhaqalaha, Amniga iyo Taariikhdiisa -Full Video.

Waraysigan oo Dr Ali Ciise Abdi marti mu ahaa Barnaamijka Xaash iyo Xogta ayuu arimo waa weyn ku qaada dhiga wuxuuna diirada ku saaraya sida u ekaan karayo dhaqaalaha Soomaaliya hadii laga shaqeeyo, Lacagta iyo jahawareerkeeda, maamulada iyo ku milmida awoodaha federaalka, xidhiidhka bariga dhexe iyo doorka Dawladda.

HALKAN KA DAAWO….

Wuxuu sido kale Dr ALi Ciise madaxa hay’ada Cilmi baadhista, Dhaqaalaha , Siyasada iyo Amniga ee Geesku wax inaga barayaa taariikhdiisii faca lahayd.

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top