WARARKA SOOMAALI

TOOS U DAAWO:Xafladda Caleema saarka Madaxweynaha Galmudug oo socota iyo Madaxda ka qayb galaysa-Video

Waxaa goordhow si toos ah uga bilaabatay magalada Cadaado ee xarunta Maamulka Galmudug Munaasibadda Caleemo saarka Madaxweynaha Maamulka Galmudug Xaaf.

HALKAN RIIX TOOS U DAAWO CALEEMAK SAARKA

Xafladda Caleema saarka waxaa ka qayb galaya wufuud heer Caalami ah xubno ka socda Qaramadda Midoobay Urur Gobaleedka IGAD Madaxweynaha Somaaliya iyo Madaxweynayaasha Maamul Gobaleedyada Soomaaliya sida Puntland Jubaland iyo Hirshabeelle.

 

SOMALI NEWS

To Top