WARARKA SOOMAALI

Daawo:Axmed Daaci“Dowladdu waa in ay Shabaab Hubka ka dhigto,Ka hor inta aysan aniga iga dhigin,,Cod Xasaasi ah-Video

Gudoomiyihii hore ee Degmada Wadajir Axmed Xasan Cadow “Axmed Daaci” oo wariyaasha siiyay hadal ku saabsan xaalada Amni ee Soomaaliya ayaa nasiib daro ku tilmaamay go’aanka hubka looga aruurinaayo Mas’uuliyiinta Hubeysan ee aan ka mid ahayn Dowladda soomaaliya iyo kuwa Dowladda ka tirsan.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Axmed Daaci ayaa sheegay in dowladda Federaalka laga doonayo in Al-Shabaab hubka ka dhigto, isagoo xusay in hadii dadka heysta qorigii ay amnigooda ku sugayeen laga qaado si kale loo fasiranayo.

 

SOMALI NEWS

To Top