WARARKA SOOMAALI

Toos u Daawo dabaaldega-Emmual Macron oo noqday Madaxweynaha France & Haweenaydii cunsuriyadda oo daadku qaaday-VIDEO.

Wiilka da’da yar ee Emmual Macron ayaa si xoogan oo balaadhan ugu guulaystay doorashadii ka dhacday dalkaas, asagoo helaas in ka badan boqolkiiba lixdan halka haweenay midigta fog ahayd oo cunsiryad madaxmartay ay he shay wax run ka yar boqolkiiba afartan Ms Lee ayaa doonaysay inay ka baxdo Yurub oo kala dadaist midowgooda. Wax uu hada la hadlayaa humanan iyo kumanana wuxuuna ka hadlaya siyaasadiisa, sidoo kale wuxuu soconaya dabaal deg dalkoo dhan ah.

HALKAN KA DAAWO…..

Waxaa durbaba soo dhaweyey calaamka oo sheegay in France diidey cunsuriyad, nacayb iyo qoqobka calaamka.

[email protected]

 

SOMALI NEWS

To Top