WARARKA SOOMAALI

Raali Gelin kusocota Akhristayaasha Horufadhimedia

Dhamaan Akhristayaasha kuxidhan shabakada warbaahinta Horufadhimedia muddadii aan hawada kamaqnayn ee aanu hawlo cilad bixin ah kuwadnay Shabakada.
Waxaanu si sharaf leh idiinka Raali gelinaynaa muddadaas Webku hawada kabaxsanaa.
Balse wixi hada kadanbeeya aad ugu soo hagaagi doonta warar sugan & macluumaad kale oo farabadan,

Guul & Gobanimo

Tafatiraha Shbakada Horufadhimedia
Yassin Abdirahman(Eng Yassin)

SOMALI NEWS

To Top