WARARKA SOOMAALI

Madaxweyne oo Shirka London kasheegay Arin aan hore looga dhawaajin .. +VIDEO

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in Beesha Caalamka laga doonaayo in ay si deg deg ah u bixiso dhaqaalihii ay ugu tala gashay Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale tilmaamay in Shirka Berri ka furmaya Magaalada London ay Beesha Caalamka ka codsan doonaan in ay bixiyaan lacagihii ay ugu yabooheen Soomaaliya.

Axmed Madoobe ayaa xusay in Beesha Caalamka ay doonayso in ay Soomaaliya maaweeliso.

HALKAN RIIX VIDEO DAAWO

SOMALI NEWS

To Top