WARARKA SOOMAALI

Vedio” Guddiga Caafimaadka Degmada Xamar Lagu Xidh oo Dhagax Dhigay Xarun Caafimaad iyo Baaq Ka soo Baxay

Guddiga Gurmadka Caafimaadka ee Degmada Xamar Lagu Xidh ee Buuhoodle Ayaa Dhagax Dhigay Xarun Caafimaad oo Loogu Talo Galay Hooyada iyo Dhalaanka Isla Markaana Lagu Daaweeyo Dadka uu ku Dhacay Xanuunka Cudurka Shuban Biyoodka oo Dhawaan Deegaankaasi  Ka Dilaacay.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Dadkaasi Ayaana Haatan Lagu Daawaynayaa Dugsiga Hoose Dhexe ee Degmadaasi Xadhadhanka ee Buuhoodle Waxaana Haatan soo Baxaya Baaqyo ay Dirayaan Waxgaradka Deegaankaasi si Loo Dhiso Xarunntaasi Caafimaad

 

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top