Shirar iyo kulamo u socday todobaadkaan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adaha dhaqaalaha Adduunka ayaa maalintii shalay aheyd lasoo gaba-gabeeyay, waxaana kulamada ay...
Madaxweynaha Xafiiska Jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan is-xogwaraysi ah...
Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday waqtiga rasmiga ee la qaadayo Imtixaanka midaysan ee...
Al-shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa ay weerar qorsheysan ku qaadeen Bar koontarool oo Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ku leeyihiin duleedka waqooyi...
Guddoomiyaha gobolka Mudug Axmed Bukhaari ayaa kulan ku saabsan sugidda amniga gobolka Mudug waxaa uu la qaatay Saraakiisha ciidanka ammaanka Gobolkaas ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Abu Dhabi kula kulmay madaxweynaha Dowladda Isu tagga Imaaraadka Carabta Sheikh Maxamed...