Waxaa saakay xaalad deganaansho ah oo aan cago badan ku taagneyn laga dareemayaa Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud oo shalay ilaa xalay...
Ciidanka Ahlusunna Waljamaaca ayaa dagaal rogaal celin ah gabaldhicii galabta kusoo qaaday Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud oo duhurnimadii Maanta ay la...
Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegtay in ay Ciidanka Ahlusunna Waljamaaca ka qabsadeen magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, kadib dagaal culus oo maanta...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta oo sabti ah xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka Sacuudiga ee Kenya Khaalid...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Wakiilka Xoghayaha guud Qaramada Midoobey ee Arimaha...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta xil cusub u magacaabay Taliyihii KMG ah ee Hay’adda Nabadsugida ee NISA...
Dagaal culus oo u dhexeeya Ciidanka dowladda Federaalka, kuwa Maamulka Galmudug iyo Ciidanka Ahlusunna Waljamaaca ayaa weli ka socda Magaalada Guriceel ee...
Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo markii ugu horeesay wareysi bixiyay tan iyo markii dhamaadka sanadkii 2018-kii laga soo xiray magaalada...
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda Federaalka iyo rag hubeysan oo burcad ah ayaa waxaa ay Israsaaseyn daqiiqado kooban socotay ku dhexmartay...
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa kulan mahad celin iyo dardaaran isugu jira la qaatay qaar kamid ah xubnaha guddiga...