Maxkamadda Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug ayaa ganaax mid 700 boqol oo doolar ku riday 31 ruux oo si sharci daro uga kalluumeysanayay Biyaha xeebaha u dhaxeeya Magaalooyinka Xare-dheere iyo Hobyo,
Sidoo kale waxaa lagala wareegay doontii iyo qalabkii ay wateen waxaana ay kasoo jeedaan dalka Yemen .
Guud ahaan dadkaan la qabtay ayaa ka koobnaa 39 ruux hase ahaatee sideed ka mid ah ayaa ah Caruur sida ay ku dhawaaqday Maxkamaddu.
Halkaan ka Daawo Muuqaalka Ajaanibta.
