Asalamu Calykum
Waa qiso kale oo ka mida qisooyinkii aan ugu tala galay bisha Ramadaanta. Waxa aan qisadan ku soo bandhigayn Hogaamiyo caadil ah oo muslimiinta u taliyay mudo yar laakiin cadaaladiisu ay isbadal muuqda ku soo kordhisay nolasha muslimiinta. Waa qiso u baahan in duruus laga barto.
HALKAN KA DAAWO…
Horufadhi
