WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Gabadhii Musiibadii ku dhacday khayarka loogu badalay – Rag iyo Dumar taariikhada raadeeyay Video

Taariikhada rag iyo dumar ayaa raad la xusuusta kaga taga. Taariikhoodu dhibaatooyinkeena ma xaliyaan laakiin casharo ayaa inoogu jira aynu ka faa’idaysn karno hadii aan si fiican u dhuuxno. Bishan Ramadaanta ee sanadkan waxa aan idin la wadaagi doona barmaamijyo kooban oo ka mida qisooyinka  qaar ka mida ragaas iyo dumarkaas. Kani waa barmaamijkii 7aad ee barmaamijyadaas. Fadlan hadaad waqti u hesho halkan ka daawo siina fidi.

HALKAN KA DAAWO…..

HORUFADHI

SOMALI NEWS

To Top