WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Xaaladda Deegaanka Tukaraq Saaka iyo Muuqaal laga soo duubay goobihii shalay lagu dagaalamay-Video

Laascaanood (Horufadhi News)-Dagaal Qadhaadh ayaa maalintii shalay deegaanka Tukaraq ee gobolka sool ku dhexmaray Ciidamo ka tirsan Puntland iyo Somaliland kaasi oo gaystay khasaare kala duwan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hadaba waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal iyo Warbixin loogu Kuur-galay xaalada deegaankaasi, Iyadoona Bulshada deegaanku ay ka dareen celiyeen dagaalka.

Xaaladda ayaa Saaka deggan sida uu usoo waramayo Wariyaheena Garoowe in kasta oo labada Ciidan ay isku hor fadhiyaan Goobihii uu shalay Dagaalka culus ku dhexmaray,muuqaaladda laga soo dubay ayaa muujinaya xaaladda adag ee ka taagan Goobtaas.

SOMALI NEWS

To Top