WARARKA SOOMAALI

Daawo:Ururka Samafalka Anfac oo Deeq Afuro ah Masaajida Degmada Widhwidh iyo Tuulooyin kale-Video

Ururka Samafalka Jaaliiyada Anfac Ayaa Deeqo Timir Ah Gaadh Siiyey Masaajida Widhwidh Iyo 10 Tuulo Oo Hoostaga Widhwidh

Waxaa Kamid Ah Tuulooyinkaasi
1 Dhalaamo Cune
2 Banyaal
3 Farjano
4 Geedh-dheer
5 Baliharac
6Iskujiro
Iyo Degano Kale Oo Badan Deeqdan Ayaa Waxaa Wakiil Ka Ahaa Maxamed Cabdilaahi Maxamed Dheeg Oo Ah Xubin Ururkaasi Kamid Ah Samafalka

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Isagoona Kuwareejiyey Ururka Shiikha Widhwidh Shiikh Cabdiraxmaan Ciise Iyo Iimam Yada Masaajida Yadoona Deeqdaas Lagaadh Siiyey Deganadii Loogu Talagalay

Maaha Markii Ugu Horaysay Ee Ururka Jaaliyada Anfac Ay Deeqo Gaadhsiiyaan Deganadan Balse Waa Urur Markasta Garab Tagan Dadka Jilicsan Iyo Kaqayb Qaadashada Deganadan.

SOMALI NEWS

To Top