WARARKA SOOMAALI

Daawo:Wiil uu dhalay Hogaamiyihii ugu horeeyay ee Jamhadda SNM oo Hanjabaad u diray maamulka Siilaanyo-Video

Wiil sheegay in uu dhalay Gudoomiyihii ugu horeeyay ee Jamahadda SNM Samatar Cabdi Axmed waa sida uu hadalka u dhigaye oo maanta magaalada Hargeysa warbaahinta kula hadlya ayaa ka waramay boob iyo Dhac xoogan o ay ku hayso Xukuumada iyo maamulka Siilaanyo oo uu sheegay in ay xalay Beerahoodii dhaceen,

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top