WARARKA SOOMAALI

Madaxweyne Galaydh oo Guure ku soo galay Widhwidh & Socdaalkiisa Debeda.

Madaxweynaha Khaatumo Dr Ali Khaliif Galaydh iyo wufuud la socota ayaa soo gaadhay Widhwidh waxayna u sii gudbi doonaan garoonka dayuuradaha ee Golley-yeedhay ee duleedka Waqooyi ee Laascaanood, oo lagu wado inay ka duulaan ayagoo ku sii jeeda dalalka Jibouti iyo  Imaraadka Carabta.

Madaxweynaha iyo waftigiisa ayaa Jibouti kaga qaybgalaya wareegii sadexaad ee wada hadalada KH & SL, wuxuuna Imaaraadka u tagayaa xaaladaha abaaraha ee deegaanka ka jira.

 

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top