WARARKA SOOMAALI

Maamulka Puntland oo u mahad naqay imaaraadka Carabta iyo Cabdiwali Gaas oo-Akhriso

War Saxaafadeed kasoo baxay maamulka Puntland ayaa loogu mahad celiyay dowlada Imaaraadka Carabta oo Puntland sheegtay in Umada Soomaaliyeed waxyaabo badan u fududeesay sida Viisaha dalkaasi lagu galo iyo dagenaashaha.

Puntland War Saxaafadeedka kasoo baxay ayaa intiisa badan ahaa mahad celin loo jeedinayo dowlada Imaaraadka Carabta oo hada meel xun gaaray xiriirkii kala dhaxeeyay dowlada Federaalka Soomaaliya.

Qoraalkan kasoo baxay Puntland ayaa kusoo aadaya xili dhawaan dalka Imaaraadka Carabta uu kasoo laabtay Madaxweynaha maamulka Puntland oo kulamo qarsoodi ah lasoo qaatay qaar kamid ah madaxda dalkaasi.

Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka kasoo baxay Puntland

SOMALI NEWS

To Top