WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Gen Moorgan oo ka jawaabay hadal gef ahaa oo dhawaan kasoo yeedhay Cabdiwali Gaas oo imaaraadka jooga-Video

en. Maxamed Xirsi (Moorgan) ayaa ka jawaabay Hadalkii kasoo yeedhay Madaxwaynaha maamulka Puntland C.wali Maxamed Cali Gaas oo dalka imaaraaka ka sheegay inaysan Soomaaliya Muqdisho ahayn, Muqdishana aysan ahayn Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Dawladda dhexe Iyada ayaa masuul ah ka ah Guud ahaan dalka, Imaaraadka waa 7-Qabood waxaa lag Xukumaa Abu-dubai, Soomaaliya waxaa laga Xukumaa Muqdisho, waana Halka looga Taliyo dalka “ Ayuu yidhi Morgan.

Maamuluada ayuu sheegay inay muhiim tahay inay la shaqeeyaan Dawladda dhexe, Islamarkaana ay waxa ay doonayaan marka hore Dawladda usoo gudbiyaan, Wuxuuna sheegay in Hadalka C.wali gaas uu Gef ku ahaa Dawladnimada Soomaaliya.

SOMALI NEWS

To Top