WARARKA SOOMAALI

DHAGAYSO:-Boqor Buur-madow oo Xabsiga ku xanuunsanaya iyo xaaladdiisa oo laga dayriyey-Video

Waxaa laga dayrinayaa Xaalada Caafimaad  ee Boqor Cismaan Buur-madow oo ku xidhan Xabsiga magaalada Hargeisa, Kaasi oo dhowaan lagu Xukumay 5-sano oo Xadhig ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Garyaqaan Guuleed Jaamac “Dafac ” ayaa  Wuxuu ku baaqay in Xoriyadiisa dib loogu soo celiyo, Wuxuuna sheegay inay adag tahay in Xaaladiisa wax looga Qabto Xabsiga uu ku jiro, Isagoo Xusay inuu Ku Xanuunsaday Halkaasi.

SOMALI NEWS

To Top