WARARKA SOOMAALI

DAAWO:-Jabuuti oo si kulul uga Jawaabtay Eedeyntii dowladda Soomaaliya

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan Kenya iyo Jabuuti ku eedeysay inay faragelin ku wadaan arrimaha Soomaaliya, isla markaana ay ka dambeeyeen Go’aano kasoo baxay Midowga Afrika oo lagu Cambaareeyay muddo kordhinta loo sameeyay Farmaajo.

Dowladda Jabuuti ayaa ka jawaabaty eedayn ay dolwadda federaalka Soomaaliya u jeedisay taas oo la xirirtay in Jabuuti ay galaangal ku lahed bayaankii ka soo baxay Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga afrika, bayaankaas oo uu goluhu ku cambaareeyay muddo korarsiga haydaha dowladda federaalka.

Jabuuti ayaa haddaba sheegtay in ay ku mowqif tahya Golahha Nabadda iyo Ammaanka ee midowga, isla markaana dano siyaasadeed laga leeyahya eeda dowladda Soomaaliya ay u soo jeedisay.

Halkaan riix si aadu Daawto Muuqaalka Warbixinta.

SOMALI NEWS

To Top