WARARKA SOOMAALI

Deg Deg Daawo:RW Khayre oo si adag uga hadlay Geeridii Naxdinta lahayd ee Wasiir Cabaas Siraaj iyo Talaabada Dowladda-Video

Raysal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka hadlay Geerida Naxdinta badan ee ku timid Wasiirkii Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya Cabaas Siraaji oo Ciidamo ay ku dileen magaalada Muqdisho.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

RW. Khayre ayaa guud ahaan Bulshada Soomaaliyeed uga Tacsiyeeyay geerida ku timid Wasiirka, Wuxuuna sheegay inuu ahaa nin Wadani ah oo ka dhex muuqday Golaha Wasiirada islamarkaana uu lahaa Taariikh ay ku dayan karaan Dhalinyarada Soomaaliyeed.

SOMALI NEWS

To Top