WARARKA SOOMAALI

Daawo:Xubno badan oo ka yaacay Xisbiga Muuse Biixi kuna Biiray Wadani iyo waxa sababay-Video

Iyadoo oo meel Xasasi marayo Ololaha Doorashada ee

 

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

madaxwaynaha maamulka  Somaliland, ayaa waxaa Hada Muuqda in Shacabka iyo Siyaasiyiintu ay isugu Baydheen Xisbiga Wadani.

Xubno isugu Jira Wasiiro,  Wasiir ku xigeeno iyo  Siyaasiyiin  Xilal kala duwan u hayey Xisbiga Kulmiya ayaa maanta ku dhowaaqay inay iska Casileen, Kuna biireen Xisbiga wadani.

Dadka Falanqeeya Siyaasada ayaa sheegaya inay Guushu hada u badan tahay inay gacantiisa Gasho C.raxmaan Cirro.

SOMALI NEWS

To Top