WARARKA SOOMAALI

Daawo:Xildhibaan Xidig“Isaaq Haduu diiday in Xamar laga Xukumo,iyana see ku rabaan in ay Dad Hargeysa ka Xukumaan?,,-Video

Xildhibaan Xidig oo kamid ah barlamaanka soomaaliya ahna Mucaaradka Waaweyn ee madaxweyne farmaajo ayaa si yaab leh uga Hadlay Arrimaha gobolada Sool sanaag cayn.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Xildhibaan Xidig ayaa sheegay in ay tahay wax lala yaabo iyo indho la,aan in Somaaliland Diido in Xamar looga Taliyo halka iyaguna ay Doonayaan in ay Dad aan doonayn ay Hargeysa uga taliyaan.

SOMALI NEWS

To Top