WARARKA SOOMAALI

Daawo:Xiisad ka dhex Qaraxday Wasiir Maryam Qaasim iyo Sh.umal iyo Maryam Qaasim oo Jawaab adag soo qaadatay-Video

Wasiirkii hore ee Gargaarka Maryan Qaasim ayaa jawaab ka bixisay hadal kasoo yeeray Sheekh Maxamed Cabdi Umal, oo u muuqday mid uu ku duray kaasi oo uu xalay ka jeediyey magaalada Nairobi.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Sheekh Umal oo ka jawaabayey su’aal lasoo waydiiyey oo aheyd “Wasiirada is casishay soo suuragal maahan inay wadaadada wadada u galeyn oo xilkii ka boobeyn”, ayaa sheegay in haddiiba wasiiradda ay isku casishay lacag dad
masaakiin loo waday darted, in markii horeba ay ahayd in la ceydhiyo, Wuxuuna Xusay inuusan Filaynin inay sidaas isku Casihay.

Hadaba Maryam Qaasin ayaa arintaasi uga jawaabtay  aayad Qur’aan ah oo  ka mid ah suurat Al-Isra, oo ay Umul ugu sheegtay inuusa ka hadlin wax uusan ogeyn, Iyadoona la xisaabin doono

SOMALI NEWS

To Top