WARARKA SOOMAALI

Daawo:Cabdiraxmaan Cirro oo Caawa ka hadlay Dadkii Shacabka ahaa ee Xalay ku dhintay Burco iyo Hargeysa-Video

C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro  Gudoomiyaha Xisbiga Wadani  oo Caawa Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa, ayaa ka hadlay Dadkii shacabka ahaa ee lagu dilay Burco Iyo Hargeisa. Isagoona Tacsi u diray Ehelkooda.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Dhinaca kale  C.raxmaan Cirro ayaa wuxuu sheegay in Wadahadal  ay la Fureen Gudiga Doorashooyinka,  Wuxuuna sheegay inay sugayaan in laga Qanciyo dhamaan Qodobadii ay gudbiyeen, Wuxuuna Taageerayaasha Xisbiga Wadani ugu baaqay inay ka Warsugaan.

SOMALI NEWS

To Top